//Mashruuca Cafimaadka ah ee #Baxnaani oo wali si wanagsan inoogu socda- Day2

Mashruuca Cafimaadka ah ee #Baxnaani oo wali si wanagsan inoogu socda- Day2

Mashruucaan oo inooso bilowdey bilowgi sanadkaan ayan ugu talagalney inan uga faideyno dadka danyarta ah e kunool Xeryaha qaxootiga ah waxa u isugu jiraa qeyb wacyigelin ah iyo sido kale qeyb lagu daweeyo hoyada iyo dhalaanka.

Waxaan utaganahey gorwaliba in si mutadawacnima ah ugu shaqeyno dadkena iyo dadkena.
nagala qeeyb qaado o nala so xirir.

By |2018-11-01T09:25:21+00:00November 1st, 2018|Activities|0 Comments