Waxaan daryeel Daawo oo lacag la’aan ah ufidinaa dadka danyarta ah ee kunool xeryaha Qaxootiga. Waxan barnaamijkaaan ayaa qeeyb ka ah howlaha samafalka ah ee aan mudooyinkii lasoo dhaafay kawadney dalka. Waxaan maanta Barnamijka Cafimadka ka sameeynay Deegaanka lafoole. Waxaaan umahad celineynaa cidwalba o garab nagusiisey hoowshaaan.
waxaaa naga go’an joogteynta cawimaada dadkeena.
.