Mashruucaan oo inooso bilowdey bilowgi sanadkaan ayan ugu talagalney inan uga faideyno dadka danyarta ah e kunool Xeryaha qaxootiga ah waxa u isugu jiraa qeyb wacyigelin ah iyo sido kale qeyb lagu daweeyo hoyada iyo dhalaanka.
Waxaan utaganahey gorwaliba in si mutadawacnima ah ugu shaqeyno dadkena iyo dadkena.
nagala qeeyb qaado o nala so xirir.
