Waxaan Muqdisho ku qabannay munaasabad deeq loogu uruurinayay dadki kudhibatobey fatahaadda Wabiga Shabeelle ee Gobolka Hiiraan.
Kulanka waxaa kasoo qeyb galay bulshada qeybeheeda kala duwan, waxeyna dhamantood muujiyeen iney garab taganyihiin bulshada reer Baladweyne e dhibaatadu heysato.
Waxaan sii wadi doonaa ololahaan aan ugu gurmaneyno walalaha biyuhu ka barakiciyeen guryahooda. Munasabadaan ayaa ku soo beegmesa xili ay dad badan saameeyen fatahaadihi dhawaan ay sameeyeen webiyada Shebelle iyo Juba.


