Waxaa maanta oo ay taarikhda eheed 12/04/2018 si toos ah ugu bilawday xaafiska dhexe ee Midowga Dhalinyarada mutadawaciinta Soomaliyeed ( SOYVDA ), Diiwaan gelinta iyo soo dhaweeynta xubnaha cusub ee doonaya ineey ka mid noqdaan midowga.
Kulankaanu wuxuu hordhac u ahaa kulama badan oo lagu soo dhoweyn doono xubnaha cusub oo kusoo biiraya Midowgaan.